(Sawirro) Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray mashruuc cusub, kuwo kalena dhagax dhigay

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Kubadda cagta ee magaalada Boosaaso oo dhowaan dhismihiisa la bilaabayo, kaasi oo loo dhisidoono, si casri ah oo la jaanqaadaya garoomada Cagaaran ee caalamiga ah. Dhismaha Garoonka Cagaaran ee Kubadda cagta Boosaaso oo ay kharashka dhismihiisa ka taageerayso Dowladda Puntland ee … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray mashruuc cusub, kuwo kalena dhagax dhigay